Ra’isulwasaaraha dowladda KMG Cabdi weli Maxamed Cali iyo xubno uu hogaaminayo oo ay ku jiraan wasiiro iyo saraakiil ayaa maanta booqdey qaarkamid ah saldhigyada ciidamada ay ku leeyihiin jiidaha hore ee dagaalka degmooyinka Hodon iyo Hawlwadaag ee magaalda Muqdisho....
Barakacayaal ku soo qul qulaya Muqdisho. BY,Abdiaziz Abdi nur=Qoysas barakacayaal ah oo badan kood ka soo barakacey abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada Soomaliya ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay ka muuqato saameynta baaraha ay ku yeesheen....
AMSIOM oo diyaarado ka heshay Mareykanka. Saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in diyaarado dagaal iyo qalab military ay ka heleen dowladda Mareykanka oo dhawaan sheegtay in ay fulin doonto weeraro ka dhan ah Xarkada Alshabab ee ka dagalaanta Soomaliya....
Madaxweynaha Maamul gobaleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ku eedeeyay kooxaha burcad badeeda Soomaalida in ay dhibaato aad u farabadan ku hayaan maamulkisa.